Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kulankii Baarlamaanka oo lagu kala dareeray

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ayaa waxa goor dhaw lagu kala dareeray xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho halkaasi oo maanta la filayey inuu khudbad ka jeediyo Ra’iisalwasaaraha laakiinse uu dib udhacay kulankaasi.

Gudoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka Somaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxa uu sheegay in tirada ama kooramkii kulanka ku qabsoomi lahaa aysan soo xaadirin sidaa awgeedna ay kulanka suurta geli weysay inuu dhaco.

Kulanka maanta waxa yimid keliya 131 xildhibaan iyadoo dib loo ballamay.

You must be logged in to post a comment Login