Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kumanaan Tahriibayaal Somali ah oo La Bad baadiyey

24 saac ee lasoo dhaafay qiyaastii 2,500,oo tahriibiyaala doonayay in ay gaaraan dalka talyaaniga,ayaa laga soo badbaadiyay bada Mediterrean-ka,gaar dhanka jaziirada koonfurta dalka talyaaniga kutaala ee la yiraahdo Lampedusa,sida ciidanka bada dalka talyaaniga ay shegeen.

Tahriibiyaasha saran doonida la badbaadiyay,ayaa la sheegay in ay si xad dhaaf ah ay dadka usaarnaayeen,taasoo xitaa laga baqayay in ay qaliwanto.

Dadka saaran doonida ayaa waxaa ay iskugu jireen 200,oo dumar ah,iyo 160 carruur ah.

Howlgal ay ciidanka bada dalka talyaaniga ay ugu magacdareen,Mare Nostrum,ayaa dhoowkii bilood ee lasoo dhoofay lagu badbaadiyay muhaajiriin badan oo ka soo cararay dalal ay dhibaato dagaal,ay ka taaganyihiin sida wadamada Somaliya,iyo dalka Suriya ,iyo kuwo kale.

Dowladda talyaaniga ayaa horay tageero uweydiisatay wadamada midowga yuru gaar ahaa dhinacyada farsamo,iyo dhaqaale lagu taageero talyaaniga,si ay uhakadaan dadka marin ka dhigtay biyaha dalka talyaaniga iyo Libiya isku xira.

Sildalis buy online, zithromax online. Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk

Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login