Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Laba nin oo ajnabi ah oo lagu diley Gaalkacyo

Warka aan ka helnay Gaalkacyo ayaa sheegaya in lagu dilay laba nin oo u kala dhashay Ingiriiska iyo Kanada.Waxaa la sheegayaa in u dilka nimakas ka dambeyay askari ciidanka Puntland ah.Ragaas oo ka shaqeynayay hay’ada UNODC oo ah ha’ad qaabilsan burcad-badeeda.
Waxaa garay madaxweynaha Puntland goobta dilka ka dacay oo ahayd garoonka dayaradaha ee Gaalkacyo .

You must be logged in to post a comment Login