Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Labo Askari oo lagu Dilay Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa maanta labo Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Ilaalada Wadooyinka ee Dowladda Soomaaliya waxaa lagu Dilay Isgooyska Dabka ee Magaalada Muqdisho

Kooxaha falka Dilka geysatay ayaa isaga baxsaday goobta iyadoona aan jirin cid loo soo qab qabtay.

Ilaa iyo hada majirto wax hadal ah oo ka soo baxay Maamulka Degmada Hodan oo ku aadan Dilka maanta labada Askari loogu geystay labada Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Ilaalada Wadooyinka.
order Extra Super Tadadel online, acquire zithromax.

You must be logged in to post a comment Login