Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

LAYAAB : – Madaxweyne Xassan iyo Taliyaha Ciidaamadda Booliska oo aan haba yaraatee iska warqabin kadib markii………

Laba maalin kadib markii xarunta Baarlamanka ay weerar ku soo qaadeen Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa waxaa goobta uu weerarka ka dhacay waa xarunta Baarlamankee booqdey Taliyaha Ciidamadda Booliska Gen. Xabdixakiin Daahir Saciid Saacid isagoona goobta ka sheegey in Ciidamadii Goobta ku dhaawacmey uu dalacsiyey min laba darajo.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo Shalay Xarunta Baarlamaanka oga qeyb galay Xus Baroordiiq ah, oo loo sameenayey Ciidamadii ku dhinta Weerarkii Baarlamaanka ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay Labo Darajo siineyso Ciidamadii ku Geeriyooday Weerarkii Al-shabaab Xarunta Baarlamaanka ay ku soo qaadeen,halka kuwii Dhaawacmayna ay siin doonto mid hal Darajo.

Bulshada Soomaaliyeed ayaa u aragta Hadalka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud iyo Taliyaha Ciidamada Booliska Gen.Saacid ee ah Darajasiinta Ciidamada Booliska kuwo aan iska Warqabin,markii ay Timaado Darajo Bixinta. Silagra without prescription, zithromax without prescription.

You must be logged in to post a comment Login