Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Liyu Police oo Galgaduud & Mudug wax aan la fileyn ka bilaaway

celebrex for sale, Viagra Professional no rx, buy Zoloft. Zoloft withoutprescription.

Apcalis SX Oral Jelly online, generic clomid.
Wasiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta Maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali ayaa sheegay in Ciidanka Liyu Police ay dhibaato u geysteen shacabka ku nool deegaan ku yaalla Xadka Gobollada Mudug iyo Galgaduud ay la wadaagaan Dowlada deegaanka Soomaalida Ethiopia.

Cismaan Maxamed Cali ayaa carabka ku dhuftay in Nawaaxiga deegaanka Kaxandhaale ee Gobolka Mudug iyo sidoo kale Gelinsoor ay Ciidamada Liyu Police ka barakiciyeen qaar ka mid ah dadkii ku dhaqnaa halkaasi iyadoo aan la ogeyn sababta.

Ciidamada Liyu Police ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ayaa bilihii la soo dhaafay waxa ay dad rayid ah ku xasuuqeen deegaanno iyo Degmooyin ka tirsan Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

You must be logged in to post a comment Login