Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

M.weynaha Shabelle State magacaabay Golahiisa Wasiirada

buy Apcalis SX Oral Jelly, dapoxetine reviews. Madaxweynaha Maamul Goboleedka Shabelle State ayaa ku dhawaaqay qaar ka tirsan Golihiisa Wasiirada.

Wasiirada uu shaaciyay Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Shabelle State ayaa waxaa ka mid ah.

1:Dr Cismaan Max’ed Max’ud Wasiirka Wasaaradda Garsoorka iyo Arrimaha Diinta.

2: Dr Cismaan Axmed Macallin Ibraahim Wasiirka Waxbarashada , Isbortiga iyo dhalinyarada.

3: Cali Nuur Max’ed Wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta.

4:Max’ed Abuukar Jacfar Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Amniga.

5:Dahabo Zuuse Max’ed Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.

6: Xaawo Luul Aadan Buulle Wasiiradda Haweenka iyo Daryeelka Caruurta.

7: Yuusuf Muuse Guure Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.

Si kastaba Maamulka Shabelle State ayaa si rasmi ah uga howl billaabay gudaha Gobollada Shabeelooyinka gaar ahaan Shabellaha Hoose S

You must be logged in to post a comment Login