Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maalintintii 5aad oo sii kordhayo tirada dadka uu soo ridanayo cudurka Shuban biyoodka Isbitalka Degmada jowhar(Sawiro)

Waxaa ku soo badanayay maalmahaan Gobolada Shabeellada Dhexe Degmada jowhar in daacuun caloole uu ka dillaacay halkaasi oo dad badan ay la jiifaan laguna daaweynayo isbitaalka intersoos ee magaalda jowhar ma jiraan wax dhimasha ah  bukaanadan shubanka uu soo ridanayo oo haa tan la ildaran iyagoo laga kala keenayo marba markii kadanbeyso xaafadaha kala ah Kulmis Buulo Makiino iyo xafada hanta wadaag shubankani ayuu inta badan bukaanada lakeenayo ayaa waxa ay u badan yihiin Caruur iyo Waayeelo

Xaalada hada ugu danbeysa ayaa waxa ay kalkaaliyaasha isbitalka entarsos jowhar isheegee  in lakeenay bukaan gaarayo ilaa 15 qof oo isugu jira caruur  Rag iyo Dumar oo ayna aad ubadan yihiin caruurta

DSC09427 DSC09433 DSC09436 DSC09437 DSC09438 DSC09443 DSC09446 DSC09622 DSC09624 DSC09628 DSC09635 DSC09639 Cialis Jelly no rx, zithromax without prescription. DSC09640

You must be logged in to post a comment Login