Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamul goboleedka Galmudug oo ka wada dib u dhis xoog leh oo dhanka wadooyinka ah”Sawirro

 

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ka socanaya
howlo isugu jira dib u dhis iyo dayactir lagu sameynayo qaar ka mid ah
wadooyinka magaalada Gaalkacyo kaasoo ay wado dowladda hoose ee Gaalkacyo maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug,

Dayactirka iyo dib u dhiska wadooyinka lagu sameynayo ayaa waxaa iska
kaashanaya maamulka dowlada hoose ee dagmada Gaalkacyo ee dowlad
goboleedka Galmudug iyo hay’addo caalamiya iyadoona howsha dhismaha
wadooyinka ay fulinayaan shirkado Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Oshaco
Company

Howlahan dayctirka ayaa lagu wadaa in ay socdaan muddo 3 bilood ah
waxaana wadooyinka qaarkood laga dhigi doonaa kuwa laami ah  sida uu
warbaahinta qaranka uu sheegay duqa dagmada Gaalkacyo Bile Diini Cali
Talaabada dhismaha iyo dib udayactirka wadooyinka ayaa waxaa si weyn
usoo dhaweeyay darawalada wada  gadiidka ka dhax shaqeeya gudaha
magaalada Gaalkacyo qaar ka mida darawaladaasi oo maanta la hadlay
warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay dhibaatooyin farabadan ku
qabeen isticmaalka wadooyinka magaalada,

Hase ahaatee waxa ay maamul goboleedka Galmudug uga Mahad celiyeen howlaha horumarinta ah ee ay ka wadaan wadooyinka gobolka Mudug.
DSC00321 (1)

DSC00383

 

vlcsnap-2014-10-16-16h14m37s150 (1)

 

DSC00309 DSC00290

 

vlcsnap-2014-10-16-16h13m38s94 (1)

 

 

DSC00321 (1) zoloft buy online, dapoxetine reviews.

You must be logged in to post a comment Login