Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamul muran badan dhaliyay oo ku goodiyay inuu DF & IGAD ka goosanayo

baclofen without prescription, buy Zoloft.

 Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay waxaa shir degdeg ah ku yeeshay xubnaha wasiiradda maamulka lixda gobal ee koonfur galbeed iyagoona si qoto dheer uga hadlay shirarka ka socda magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo.

Wasiirka, Leesto ayaa warbaahinta u sheegay in kulankooda looga hadlay siddii ay dib ugu fiirsan lahaayeen dowladda fedaraalka Soomaaliya iyo urur gobaleedka IGAD, wuxuuna arrin laga xumaado ku tilmaamay in madxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxammuud uu booqdo Kismaayo isla markaana uu furo shirka dib u heshiisiinta ee Jubbooyinka.

Wuxuu sheegay in madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha aaney iska warqabin isla markaana mid kasta uu muujinaayo siddii uu meel marin lahaa danihiisa.

Leesto ayaa tilmaamay in ay aad ula yaabeen markii madaxweynaha uu ka qeybgalay shirka Kismaayo halka guddoomiyaha baarlamaanka iyo ra’iisal wasaaraha ay iyana fureen shirka Baydhabo.

Labada shir ayuu sheegay in ay muujinayaan sida ay dowladda u diiddan tahay maamulkooda lixda gobal.

Wuxuu ku celceliyay hadd

You must be logged in to post a comment Login