Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulka degmada Jowhar oo walaac ka muujiyay fatahaadda Wabiga

buying clomid online safe, zithromax online. Maamulka degmada Jowhar ayaa walaac ka muujiyay fatahaad uu wabigu ka sameeyay nawaaxiga degmadaasi.

Xaafado ka mid ah degmada Jowhar ayaa lagu arkayaa biyo soo gelaya kadib markii wabiga Shabeelle uu buux dhaafay islamarkaana sameeyay waxa loo yaqaano korshub ama Siimoow, taasoo ay walaac ka muujiyeen dadka ku nool degmada Jowhar iyo nawaaxigeeda.

Gudoomiyaha degmada Jowhar ayaa dalbaday in gacan laga siiyo ka hortagga fatahaadda wabiga uu ka sameeyay degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe, isagoo xusay iney dad farabadan ku barakaceen fatahaadda.

You must be logged in to post a comment Login