Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulka Gobolka Bakool oo Guulo ka sheegtay Dagaal ka dhacay Tiyeegloow

Maamulka Dowlada Soomaaliya Ee Gobolka Baay ayaa waxaa uu Sheegtay in ay Guulo ka Gaareen dagaal Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo Garab Milatari ka Helaayo kuwa Midowga Afrika Ee Amisom oo ka dhacay Degmada Tiyeegloow Ee Gobolkaasi Bakool.

Revatio buy online, lioresal online.

Gudoomiyaaha degmada Tiyeegloow Ee Gobolka bakool Ee Dowlada Soomaaliya oo nala Hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ay Hataan iyagu Gacanta ku Hayaan Deegaanada ay al-shabab weerarka kusoo Qaaday.

Maxamed Cabdiraxmaan oo Ah Gudoomiyaha Tiyeegloow ayaa waxaa uu sheegay in ay Dileen dagaal yahano ka Tirsan xarakada al-shabab Kuwaasi oo dagaalka Soo Qaaday Sida uu Yiri.

Deeganaada Hoos Tago Degmada Tiyeegloow Ee Gobolka Bakool ayaa waxaa Mar walbo Weeraro Gaadmo ah Kusoo Qaada Rag Taabacsan Xarakada al-shabab.

You must be logged in to post a comment Login