Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulka Jubba oo Guryo u Dhisay Barakacayaall

kismayoooo-515x289

buy tadalafil, buy dapoxetine.
Maamulka KMG ee mgaalada Jubba ayaa dadka barakacayaasha ah ee  uu saameeyay rooobkii dhawaan ka da’ay magaalada Kismaayo dejiyay goob cusub oo ay ku noolaadaan.

Dr Cali Aadan Xuseen oo maamulka Jubba u qaabilsan qorsheynta iyo Samafalka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in maamulka iyo Hay’adda ICRC ay iska kaashadeen dib u dejinta barakacayaasha guryahoodii ay burburiyeen daadad uu dhaliyay roobkii ka da’ay magaalada.

Sidoo kale wuxuu dowladda Dhexe iyo hay’adaha ugu baaqay in ay dadkaas la soo gaaraan gargaar bani’aadmnimo.

Wariye Maxamed Xasan Xiis ayaa ku soo warramaya in halka loo yaqaano Dalxiiska oo ahayd goob bannaan uu maamulku ka dhisay dhowr guri oo loogu talo galay dadka barakacayaasha ah.

 

You must be logged in to post a comment Login