Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulka Khaatumo oo cambaareeyay Somalia-land

Bog twitter ah ayaa lagu sheegay in maammulka Khaatumo uu cambaareynayo qabsashada Somaliland ee magaalada Taleex.

Boggan oo lagu magacaabo Khatumo State (Gobolka Khaatumo) ayaa sheegay in maammulkooda uu cambaareynayo weerarka ay soo qaadeen Somaliland.

Maalin ka hor ayay ciidan ka tirsan Somaliland oo ka tagay degmada Laascaanood ay galeen degmadaasi.

Taliyaha guud ee ciidammada milateriga Somaliland, Sareeye Gaas Ismaaciil Shaqalle, ayaa BBCda ugu sheegay in gelitaanka yahay hawlgal caadi ah oo lagu sugaayo nabadgelyada xuduudaha Somaliland.

15-kii bishii Abriil ee sanadkan ayey aheyd markii ay ciidammada Somaliland qabasadeen markii ugu horreysay magaalada Taleex laakiinse markii danbe iskood ayey uga soo baxeen. Cialis Black buy online, lioresal online.

You must be logged in to post a comment Login