Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulka KMG ah ee Jubba oo Hanjbaad Kale u diray Al-shabaabka Soomaaliya

order Tadalis SX Soft online, buy Zoloft online.

Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa mar kale ku Celiyay in Al-shabaab uu ka saarayo Gobolada Jubbada dhexe iyo Jubbada Hoose Dagaal Xoogana ay ku qaadayaan Al-shabaab .

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka KMG ah ee Jubba Ibaraahin  Cabdi Xasan oo la hadlay  Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Maamulk iyo kuwa AMISOM ay Diyaar u yihiin Dagaalka Al-shabaab looga saarayo Gobolada Jubbooyinka.

Wasiir Ibraahin ayaa Digniin u diray dagaalamayaasha Al-shabaab oo ku aadan in aan la cafin doonin kii Dagaalamaya oo la qabto islamarkaana ugu baaqay in ay qaataan Dalabkii Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe ee ahaa in ay is nabad galyo ah isku soo dhiibaan.

Ciidamada maamulka KMG ah ee Jubba iyo kuwa AMISOM ayaa Maalmo ka hor shaaciyay in ay Al-shabaab ka qabsadeen Deegaanka Buula Gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose.

 

You must be logged in to post a comment Login