Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulka Shabeele State oo waxba kama jiraan ku tilmaamey heshiiskii shalay ee maamulka Seddexda Gobal

Kadib aqoonsi Rasmi ah oo shalay ay siisay dowladda Soomaaliya Maamulka Goboleedka Koofur Galbeed ee Seddexda Gobol ayaa Madaxweynaha Maamulka Shabelle State Abuukar Cabdi Cismaan ( Mardaadi ) oo xalay ka qeyb galayay Barnaamijka Diiradda Shabelle ayaa sheegay in Maamulka Seddexda Gobol ee la aqoonsday aysan ka shaqeyn doonin Gobolka Shabeelaha Hoose.

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Shabelle State ayaa ku baaqay in aan la iska horkeenin dad walaalo ah oo wada dhashay isagoo ku nuux nuuxsaday in Maamulka Seddexda Gobol aanu cag soo dhigi Karin deegaanada Gobolka Shabeelaha Hoose sida uu hadalka u yiri.

Abuukar Mardaadi Madaxweynaha Shabelle State ayaa ku eedeeyay arrinta aqoonsiga Maamul Goboleedka Koofur Galbeed ee Seddexda Gobol in uu ka dambeeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Max’ed taas oo uu sheegay sida uu hadalka u dhigay in uu u sameeyay Maslaxadda beel gaar ah. Super P-Force no rx, buy dapoxetine online.

You must be logged in to post a comment Login