Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulka Somaali land oo rag eedeysanayaal ah ku soowareejisay maamulka Puntland.

Ciidamada amaanka ee maamul goboleedka Punland ayaa maanta waxaa ay si rasmi ah u la wareegeen Nin lagu eedeeyay in uu kamid ahaa ragii dilay Sheekh Cabdu qaadi oo 15 Bishii February lagu dilay magaalada Garoowe ee Puntland.

Ninkaan ayaa waxaa gacanta ku hayay Ciidamada maamulka Soomaaliland ookaqabtay Magaalada Laas-caano ,hasayeeshee ay manta ku soo wareejiyeen Ciidanka Puntland ,maadama Sheekha lagu dilay Puntland.

Puntland ayaa waxaa ay gacanta ku heysaa rag lagu tuhunsanyahay in ay kadanbeeyeen dilka Sheekha ,waxaana lagu wadaa in dhawaan maxkamad la soo taago.

You must be logged in to post a comment Login