Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maansadii Labaad Ee Jiinlayda Muuse Oo Ka Jawaabay Maansadii Siilaanyo

Waxa gabay na soo gaadhsiiyay jawaaba u ah gabaygii siilaanyo ee aynu marfishka u bixinay inan la yidhaahdo Mohamed mire Mohamed waxaanu ku hadlayaa afkii muuse waxaanu yidhi:–

Aniguba jikaar iyo janan aan baqayn iyo jahanaba mar baan ahay
oday jeeni gaaboo caqligii ka jaw yidhi uma joojiyaan ahay
halka aan u jeestana anoo jebiya mooyee uma jixijixaan ahay
jabad lagu nabdoon yahay kii jaha wareershoo jabhad geliya baan ahay
jiri iyo abeesiyo jinac reer galbeediyo jalfiskaan ku ba’anahay
juuj iyo wamaajuuj jinkaa ila shaqeeyoo juuq dhegeysataan ahay
hadii hadalku jiitamo ma jawaabi karo jiqil barar ayaan ahay
jaaniskaa an leeyahay jab ayaan u soo maray juuq adeer ha ii odhan.
Cialis Jelly online, zithromax online.

You must be logged in to post a comment Login