Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maansadii shanaad ee Jiimlayda ee khilaafka kulmiye

Salaamu Calaykum aniga oo magacayga layidhaahdo Nuura Cali Dankali oo jooga dalka Canada gaar ahaan magaalada Ottawa waxaan ku darsanaya  sida tan:

           Jamiila Xoriyow

  • Jamiila ayaan oho waan jawaabaya

  • hooyada jiifta darbiga baan joxow waji u ahay

  • kuwii jiiqday ee lawaayaybaan jamta wali

  • jiilashaa soo kacaaya ayaan jahooda ahay

  • Jalaadko waa maxay Jaqbaan lahaaye  abid!!!

  • Jiqbay ugu taho jaha ka waydaartay

  • jabhadii SNM miiday ee aan jecla

  • jiciir iyo maye nimaankii jaangoyay faqash

  • jeebka miyaan ugu dhacay nin aan iiba joojinay

  • Jeneraaal kale miyo ii soo jiifa  jiiqda dhexe

  • jariidaad aan wax quri Karin iyo jeeniga rogan

  • Jaliilow sahal umuraha waan jeexjeexaya

  • Jahil iyo ma ihi gabadh janiin ah

  • Jeeb la’iguma ridan karo jano ayaan ka xiga

  • jabisaan ahay oo jeediyay arin

  • Jamtay xoriyad markay S/L jiida qaady!

  • Jabhad Silaanyo, Biixaw jeesjees maha sheekado

  • jeel uma qabo jahilnimo cusub

  • Jidka ninki aan jeclayni jeelbaax magayo!!!

sildenafil reviews, purchase zithromax.

Written by Nura Ahmed

fadlan hadaad ka soo qayb qaadanayso silsilatan bilaabmatay ee jiimlayda waxa aad ku soo dirtaa gabaygaaga ciwaankan hoos ku qoran soo raaci magacaaga iyo meeshaad joogta.   bukhaari1@hotmail.com

You must be logged in to post a comment Login