Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

:Madaa fiic Xalay lagu garaacayo Xaafado Kamid ah Magaalada Muqdisho

Sida ay sheegayaan dad kusugan degmada dharkeen leey waxaa Xalay laga maqlayaa dhawaqa madaa fiic ku dhaceysa xaafado kamid ah degmadaasi.

Lama oga halka sida rasmiga ah ay ugu dhacayaan madaafiicda iyo qasaaraha ay geesteen in kastoo xili habeen ah ay Ahayd.

Saraakisha cidamada amaanka ayaa lagu soo waramayaa in ay ku bexeen oo hada ay bilaa been baaritaano lagu baadi goobayo ko xahan kadambeeyay amaan darida.

Iyadoona dhowr habeen ka hor ay sidaan oo kale xaafado kamid ah degmada wadajir madaafiic Sidaan oo kale loogu garacay. buy clomid online cheap, clomid without prescription.

You must be logged in to post a comment Login