Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaafiic Maanta lagu Garaacay Kalabeyrka G/Hiiraan

Kooxo hubeysan ayaa waxay maanta Barqadii tiro Madaafiic ah ku garaaceen Deegaanka Kalabeyrka ee Gobolka Hiiraan oo Fariisin u ah ciidamada AMISOM.

Madaafiicda Hoobiyaha loo yaqaano ayaa dhowr Saablo ku dhacday Fariisimaha meel ku dhaw sida ay dadka deegaanka sheegayaan waxaana jira Jawaab celin Culus oo ciidanku ay sameeyeen.

Ilaa hadda lama sheegi karo khasaaraha Madaafiicdaasi ay geysteen. Vigora for sale, buy dapoxetine.

Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk
Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login