Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madasha Xisbiyada Qaran oo go’aanno adag ka soo saaray arrimaha doorashooyinka dalka

Muqdisho-Madasha Xisbiyada Qaran ayaa maanta waxa ay war ka soo saaray arrimaha doorashooyinka dalka.

War-saxaafadeedka maanta ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxa looga hadlay arrimaha doorashooyinka dalka iyo dib u dhaca ay dalbaden guddiga u xilsaaran dalka arrimaha doorasho ee dalka.

Go’aannada adag ee ka soo baxay madasha ayaa waxaa ka mid ahaa in aysan marnaba aqbali doonin doorasho ka db dhacda waqtigeeda, maadaama uusan ogolayn dastuurka dalka.

Sidoo kale waxaa loogu baaqay guddiga madaxa banaan ee doorahooyinku in ay is casilaan, maadaama ay dhex milmeen hoggaanka dalka, isla markaasina ay ku fashilmeen hawlihii loo igmaday iyo kalsoonidii shacabka.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Oo Dhammeystiran:-

You must be logged in to post a comment Login