Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxaweyne Uhuru Kenyatta oo sheegay in uu tagi doono Maxkamada ICC-da

cheap tadalafil, buy Zoloft. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in uu tegi doono maxkamadda dambiyada adduunka, kaddib markii garsoorayaasha ay ka codsadeen inuu hor yimaada.
Waxaa laga doonayaa inuu hortego maxkamadda 8 October, oo ah Arbacada nagu soo aaddan.
Uhru Kenyayya ayaa loo haystaa dacwad ah inuu ku lug lahaa qalalaasihii Kenya ka dhacay ee xigay doorashoyinkii 2007-da.
Balse madaxweyne Uhuru waa uu beeniyay dhamaan eedeymaha loo soo jeediyay.
Waxaa uu sheegay inuu xilka madaxweynaha ku wareejin doono ku xigeenkiisa, William Ruto, muddada uu ku maqan yahay maxkamadda.

You must be logged in to post a comment Login