Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxtooyada oo Ka Fashilantay Shirqool Dil Mas’uul Caan ah

buy Brand Cialis, cheap lioresal.

Shirqool lagu dili lahaa Mas’uul Caan ah ayaa lasoo sheegayaa inuu ka fashilmay mas’uul caan ah taasi oo keentay in durba saameynteeda la dareemo.

Wararka ka imaanaya Caasimada Puntland Ee Garowe ayaa lasoo sheegayaa in lagu khaarajin rabay Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal Janeraal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir uuna isku daygaasi dhicisoobay.

Ciidan katirsan kuwa Ilaalada MadaxtooyadaPuntland ayaa lasoo sheegayaa inay rasaas ku fureen gaari uu watay Janeral Abshir iyadoo aan la ogeyn qorshahaasi iyo cida ka dambeysay.

Taliyaha ayaa ka bad baaday rasaasta la huwiyey gaarigiisa waxaana falkaasi uu kusoo beegmayaa xilli uu Garowe manta ka dhoofay madaweynaha Puntland C/weli Gaas.

Wararka qaar waxay sheegayaan in Taliyaha oo ka mid ahaa Xubnaha Safarka Madaxweynaha raaci lahaa uu ka baaqday sabab la xiriirta inuu ka baqday isku dhac dhexmara ciidankiisa iyo kuwa madaxtooyada Puntland.

Weli dawlad gobolleedka Puntland kama aysan hadlin rasaasta lagu furay Janeral C/raxmaan Abshir maanta una ka bad baaday weerarkaasi.

You must be logged in to post a comment Login