Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxtooyada Soomaaliya oo loo magacaabay agaasime cusub

S

May 15, 2019

 0S

Muqdisho–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya u magacaabay Nuur Diiriye Xirsi Fuursade

“Waxaan maanta u magacaabay Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada. Intii uu kamidka ahaa La-taliyeyaashayda, wuxuu Dr. Fuursade muujiyay inuu yahay shakhsi hufan oo daacadnimo iyo hawlkarnimo ay u dheertahay, waxaana Alle uga baryayaa inuu xilkan culus u fududeeyo”,ayaa lagu yiri qaraal kasoo baxay xaafiiska Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynahu waxa uu sidoo kale u mahadceliyay Agaasimhii hore Madaxtooyada Marwo Aamin Saciid Cali oo uu ku tilmaamay in ay ahayd qof waqti badan galisay u adeegidda dalka iyo dadka.

You must be logged in to post a comment Login