Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxtooyada Turkiga oo ka hadashay qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Muqdisho

War goor dhow laga soo saaray aqalka madaxtooyada dalka Turkiga ayaa waxaa lagu cadeeyey mowqifka dowladda Turkiga ee kaga aadan booqashada madaxweynaha dalkaasi uu ku imaanayo Soomaaliya.

Madaxtooyada ayaa sheegtay in aysan wax iska badalin Jadwalka socdaalka madaxweynaha Turkigu ku imaanayo Soomaaliya. Rajab Dayib Ordogan ayaa la filayaa in maalinta barito ah soo gaaro dalka Soomaaliya,maantana waxaa dalka ka dhacay qarax ismiidaamin goob ku dhow aqalka madaxtooyada. Sublingual Viagra buy online, acquire Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login