Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxweynaha DFS md Xassan Sheih Maxamud iyo danjire Nicholas Kay aya si gooni gooni ah u soo dhaweyay ga’aankii baarlamaanka oo ahaa kala noqoshada kalsoonida xukumada Federalka Soomaaliyeed.
Waxay labaduba u mahadceliyeen guddoomiyaha baarlamaanka iyo xubnaha xildhibaanada ah oo howshaas qabtay.
Waxaa kale oo ay labaduba u mahadceliyeen Raisuwasare Saacid iyo xukumadiisi oo mudada halka sano ah soo shaqeysay,
You must be logged in to post a comment Login