Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya oo sheegay in bilalaha soo socdo la weyn doono Alshabaab

Madaxweyne_Xasan_Sheekh_Kismaayo_4

Isagoo warfidiyeenka la hadlayey ayuu madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayuu kaga hadlay arimo dhowr ah oo kusaabsanaa socdaal uu ku tagey waddanka Turkiga iyo la dagaalanka Al Shabaab.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in safarkii uu ku tagey Waddanka Turkiga uu ahaa booqasho aan rasmi ahayn isagoo sheegay in halkaasi uu utagey arin qoyskiisa kusaabsan iyo carruur waddankaasi ujoogta.

Hogaamiyaha dalka ayaa soo hadal qaaday la daagalanka Al Shabaab waxaana uu ku hanjabay in bilaha soo socda Al Shabaab laga xoreyn doono guud ahaan Somaliya.

You must be logged in to post a comment Login