Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha Kenya oo Si Kulul Uga Hadlay Arinta Somaliya

Uhuru Kenyatta Madaxweynaha dalka Kenya oo kahadlaye sida dowladda Kenya ay uga go’antahay qaabkii ay dalkeeda udifaaci lahayd ayaa soo hadalqaaday howlgalka ciidamada dowlada Kenya ay kawadan Somalia.

Vigora no rx, buy dapoxetine online.

Madaxweynaha Kenya ayaa tilmaamay in argagixisadu ay Qatar kuhayaan  haweenka iyo caruurta reer Kenya loona baahanyahay in laga hortago.

“Ma-dagaalami doontaan idinka oo qura saaxiibadeena aduunka oo idil ayaa garabsiindoona  iyo kuwa dariska ah” sidaa waxaa ciidamada daafaca Kenya usheegay madaxweyne uhuru Kenyatta.

Uhuru Kenyatta ayaa ku amaanay ciidamada cirka ee Kenya doorka ay kaqaadanayaan ladagaalanka argagixisada iyo dib usoo celinta nabada wadanka Somalia.

Dowlada Kenya markii ay Somalia soo gashay waxaa aad ubadnaa dhaq-dhaqaaqa ciidamadoodu ay kasameeyaa dhanka jubooyinka balse hada waa uu yaraaday dhaq-dhaqaa ciidamadooda ay sameeyaan.

Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk
Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login