Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha Koonfurta Afrika oo Loola Cararay Isbitaalka weyn

Madaxweynaha Koonfurta Afrika Jacob Zuma ayaa Saake la dhigay isbitaalka si loo baaro xaaladiisa caafimaad, waxaana la sheegay in muddooyinka soo socda aan lagu arki doonin fagaarayaasha la isugu yimaado.

Madaxweynaha Koonfur Afrika ayaa markale xilka loo dhaariyey 25kii bishii May kadib markii xisbigiisa ANC uu markale ku guuleystay doorashadii ka dhacday dalkaasi.

Xaalada caafimaad ee Jacob Zuma ayaan faah faahin laga bixin, balse qoraal kasoo baxay xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in baaritaankan caafimaad la xariiro daal badan oo uu kala kulmay xiligii uu ololaha doorashada ku jiray.

Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk cheap sildenafil, Zoloft reviews.

Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login