Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha maamulka Galmudug oo booqday Cadaado ‘Sawirro”

DSC02726

DSC02734

DSC02735

DSC02737

DSC02740

DSC02743

DSC02745

DSC02747

DSC02756

DSC02768

DSC02770

DSC02771

DSC02776 Viagra Professional no rx, buy Zoloft.

DSC02777

DSC02780

DSC02785

DSC02792

DSC02796

DSC027271

DSC027441

DSC027511

DSC027521

DSC027581

DSC027611

DSC027901
Wafdi uu hogaaminayo madaxwaynaha maamul goboleedka Gal-mudug ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta Ximan iyo Xeeb.

Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Cadaado ku soo dhaweeyay madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb, xubno ka tirsan maamulka, iyo ururada bulshada, iyadoo munaasabad soo dhawayn ah loogu sameeyay xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb.

Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ka mid ah saxiixayaasha shirka Mudug iyo Galgaduud ayaa ka mahadceliyay sida loo soo dhaweeyay, waxaana uu sheegay inuu Cadaado uu u yimid arrimaha shirkaas, islamarkaana Ximan iyo Xeeb uu kala hadlayo sidii loo fududayn lahaa bilaabashada shirka.

Madaxwaynaha Ximan iyo Xeeb C/llahi Cali Maxamed (Baarleex) ayaa soo dhawayn ka dib ayaa ergada beelaha gobolada dhexe si rasmi ah ugu casuumay magaalada Cadaado, isagoo sheegay in maalmaha soo socda ay ergo kala duwan imaan doonaan.

Magaalada Cadaado ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa soo gaarayay wufuud kala duwan, iyadoo si wayn looga dareemayo qabangaabada shirka maamul u samaynta gobolada Mudug iyo Galgaduud.

You must be logged in to post a comment Login