Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha maamulka Puntland oo soo dhaweeyaya  Isa soo dhiibida Sh/Atam

Madaxweynaha Maamul goboleedka  Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu maqribnimadii Caawa ka hadlay Isa soo dhiibida Shiikh Maxamed Siciid Atam oo dawlada Isku dhiibay.

Waxa uu Cabdiwali Gaas ayaa ku tilmaamay mid aad loogu farxo maamulkiisana ay soo dhaweyneyso go’aanka geesinimada leh ee Shiikh Atam uu qaatay.

Madaxweyne Gaas ayaa wareysi uu siiyey qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay isku dhiibida Shiikh Atam oo dawlada Somaliya Gacanta ugu jira.

sildenafil reviews, zithromax reviews. Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk
Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login