Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

MADAXWEYNAHA MASAR OO KA GUDOOMAY WARQADAHA AQOONSIGA SAFIIRKA SOMALIA

2

Madaxweynaha Wadanka Masar Cabdi Fitaax ACC Ayaa Warqadaha Aqoonsiga ee Safiirnimo ka Gudoomay Safiirka Somalia u fadhin Doono Dalka Masar.

Mudane Cabdiqani Maxamed Waceys  Safiirka Cusub ee dowlada Masar Somalia ayaa u mahad Ciliyay Madaxweynaha Dalka Masar sida wacan ee uu uga gudoomay Warqadihiisa Aqoonsi safiirnimo ee wadanka Masar.

Madaxweynaha Masar ayaa isna dhankiisa sheegay in dowladda Masar ay garab taagantahay dowladda Soomaaliya , islamarkaana safiirka looga baahan yahay in uu sare u qaado xirriirka iyo cilaaqaadka ka dhaxeeya labada dal.

Madaxweynaha  ayaa sheegay in Soomaaliya iyo sidoo kale Masar ay ka dhaxeyso Xiriir Qoto dheer oo Dhinaca Diplomaasiyada ah .

You must be logged in to post a comment Login