Madaxweynaha Turkiga oo hogaamiyeyaasha dunida Muslimka ugu yeeray shir degdeg ah

Filed under: Wararka |
buy Malegra DXT, order dapoxetine.

Erdogan

Madaxtooyada Turkiga Recep Tayyip ErdoAYan ayaa sheegtay in uu iskugu yeerayo hogaamiyeyaasha dowladaha ururka Iskaashiga Islaamka si loo qabto shir madaxeed degdeg ah oo ka dhacaya magaalada Istanbul kuna saabsan goa��aanka Mareykanka ee arrimaha Qudus.

Afhayeenka Madaxtooyada Turkiga Irbrahim Golen oo shir jaraaa��id qabtay ayaa sheegay in shir madaxeedkaan looga doodi doono qorsha Mareykanka ee ku saabsan inuu shaaciyey Qudus inay tahay Caasimadda Israa��iil.

Ibraahim Golen ayaa yiri a�? Mgaalada Qudus waa karaamada Umadda Islaamka waana arrin kawada dhaxeysa, waana qad Cagaaran marka loo eego Turkiga, waxaan ugu baaqayaa Washinton inay Sidegdeg ah ay uga laabato qaladka ah in Qudus ay tahay Caasimadda Israa��iila�?.

Madaxweynaha Turkiga ayaa arrintaasi isaga oo ka duulayo ayaa waxaa uu la xiriiri qaar ka mida hogaamiyayaasha dunida Islaamka waxaana ka mida wadamada uu la xiriiray Malaysia, Tunisia, Saudi Arabia,Qatar,Iran Pakistan iyo Indonesia si arrinta Trump looga hadlo goa��aanna looga gaaro.

 

Posted by on December 7, 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply