Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha Turkiga oo Jabuuti Gaaray Berrina kusoo Wajahan Muqdisho

cheap zoloft online, Zoloft reviews. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa xalay gaaray Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti, halkaasoo ay uga billaabatay booqasho maalin ah, iyadoo berri ay isaga iyo wfdiga la socda imaanayaan Muqdisho.

Erdoga ayaa boqosho uu shalay ku imaan lahaa Muqdisho u baajiyay geerida boqorkii Sucuudig, iyadoo weli ay xiran yihiin waddooyinka Muqdisho qaar ka mid inkastoo qaarkood la furay.

Socdaalka Muqdisho ee Erdogan ayaa wuxuu ku furi doonaa mashaariic ay Turkigu hirgeliyeen oo uu ku jiro dhisme laga hirgeliyay garoonka Muqdisho ee diyaaraduhu ay soo cago-dhigtaan.

Madaxda Somalia ayaa sheegay in qaraxada ay geysanayso Al-shabaab aysan hakin doonin booqashada Erdogan, iyadoo imaanshihiisa ay qayb ka tahay safarro uu ku marayo dalal Afrika ka mid ah.

 

You must be logged in to post a comment Login