Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha Turkiga oo xariga ka jaray Terminal-ka cusub ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Madaxweynaha ka socda Jamhuuriyada Faca weyn ee Turkiga ayaa goordhow xariga ka jaraya Terminalka cusub ee uu leeyahay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Madaxweynaha oo ku dhawaaqaya magaca Alle ayaa xariga ka Jaray Terminaalkaasi, wuxuuna sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay horumarka ay sameynayaan Walaalihiisa Soomaaliyeed ee ku dhaqan Bariga Africa.

Erdogan oo ah Hogaamiye Saameyn ku leh Caalamka Islaamka ayaa maalmihii la soo dhaafay laga sugay Caasimada wadankaan dagaalada ka soo kabanaya ee Soomaaliya.

Madaxweynayaasha

Wixii war ah ee ku soo kordha kala soco somalimedia.co.uk

Kamagra Jelly for sale, order clomid.

You must be logged in to post a comment Login