Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynayaasha Soomaaliya & Turkiga oo ku wajahan Sacuudiga

Madax badan oo dunida ah ayaa ka qeyb galaya aaska boqorkii Sacuudiga oo la filayo inuu ka dhaco galabta magaalada Riyaad. Janaasada ayaa la shaaciyay in lagula dukan doono Masjidka Imaam Turki Ibnu Cabdallah kadib salaada casir.
Hogaamiyeyaasha ka qeyb galaya aaska Boqorkii Sacuudiga ayaa bilaabay inay gaaraan dalka Sacuudiga, madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa la filayaa inay ka mid noqdaan madaxda ka qeyb galeysa aaskaasi.

Fillo Wararka soo kordha Insha’allah (4) Viagra Caps buy online, order lioresal.

You must be logged in to post a comment Login