Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweyne Farmaajo oo raali gelin ka siiyay dhibaatadii loo geystay gobolada Waqooyi

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gobollada Waqooyi ee Soomaaliya, ee hadda loo yaqaan Somaliland, raali gelin ka siiyey duqayntii iyo xasuuqii ay dowladdii kacaanka u gaysatay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in loo baahan yahay garowsho, islamarkaana la iska ilaawo wixii xumaa ee dhacay, ayada oo la xirayo bogga madow, lana furo mid cusub.

You must be logged in to post a comment Login