Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka dalka Belgium Ee Somalia

Filed under: Wararka |

buy Viagra soft FRUIT online, acquire Zoloft.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo ayaa Talaadada manta ah waxa uu Warqada Aqoonsiga safiirnimo ka gudoomey safiirka dalka Belgium ee Somalia.

Kulan gaar ah oo ay yeesheen ayaa waxa ay uga wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa,iyada oo safiirka dalka Belgium ee Somalia Nikolas Nihon uu balan qaaday in uu la Sahqeyn doono  dowladda Soomaaliya.

Dowladda Belgium ayaa ka mid noqoneysa dowladaha taageera Soomaaliya,isla markaana tan iyo burburkii ka dib Soomaaliya u soo dirsatay safiir matala dalkeeda.

Posted by on June 12, 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply