Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweyne J. F. S. oo booqasho ku tegay degmada Ceelbuur ee G/Gaduud

Viagra Plus no rx, order Zoloft.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweeyd booqasho ku tegay degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay saraakiisha ciidamada qalabka sida, maamulka degmada Ceelbuur, iyo qeybaha bulshada ee ku nool degamdaasi Ceelbuur.

Madaxweynaha ayaa kulamo la leh qeybaha bulshada ee ku nool degmada Ceelbuur, waxaana uu meel fagaaraha ah kala hadlidoonaa shacabka ku nool degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

Booqashada madaxweynaha ayaa la xiriirta u kuurgelida xaaladda noleed ee dadka ku nool degmadaasi iyo dhibaatooyinka heysta.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hore u booqday degmooyinka Cadale, Baraawe Marko iyo magaalooyin kale, kuwaasoo laga xoreeyay maleeshiyaadka Alshabaab.

You must be logged in to post a comment Login