Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweyne J. F. S. Oo Saaka ku Soo Laabtay Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka dib ugu soo laabtay Muqdisho kadib markii uu soo dhameystay booqasho laba maalmood qaadatay oo uu ku tegay magaalada Beydhabo.

Intuu uu joogay madaxweynaha magaalada Beydhabo ayaa waxa uu kulamo gooni gooni ah halkaasi kula soo qaatay siyaasiyiinta, odayaasha dhaqanka iyo xubno ka socday dhamaan qeybaha bulshada, isagoo kala hadlay sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyin ka dhaca deegaannadaasi, isagoo ku boorriyay iney dowladda kala shaqeeyaan amniga.

Bulshada ku dhaqan magaalada Beydhabo ayaa si diirran usoo dhaweeysay booqashada madaxweynaha, iyagoo muujiyay sida ay ula dhacsanyihiin siyaasadda dowladda.

You must be logged in to post a comment Login