Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweyne Siilaanyo Oo Fariin Digniin Xambaraasan Khudbad Sanadeedkiisi Maanta Ugu Diray Madaxweynaha Dawladda Xamar Ka Talisa Ee Xasan Sheekh

Malegra online, order zithromax. Madaxweyne Silaanyo ayaa maanta Khudbad sanadeediisi Ku ladhay fariin digniin ah oo uu Diray Madaxweynaha Maamulka Maqaar saarka ah ee Xamar ka taliya Xasan sheekh Maxamuud
Madaxweyne Siilaanyo gebi ahaanba waxa uu dafiray in xidhiid udhexeeyo Somaliland iyo somalia Islamarkaana ay waraaqo is dhaafsadeen waxana uu yidhi.
”Waxaan maalmahan iyo maalin horeba warbaahinta kala socday Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh oo sheeganaya xidhiidh noo dhexeeya iyo waraaqo aanu is waydaarsanay, waxaan leeyahay Madaxweynuhu wuxuu ku cusubyahay saaxada siyaasadda waana dhalinyaro, waa nasiib daro haddii uu sheegto oo wax-qabad ka dhigto waraaqdii tahniyada madaxtinimada aan ugu diray.

Ma jirto wax aan ka waydiinayo Xasan Sheekh dalkayga iyo xuduudihiisa-toona, waxaa noo dhexeeya wada hadal dunidu inoo golaysay ee si nabadgelyo ah ma u kala boqoolaa ayaan leeyahaya. Qaranimada Somaliland waa mid ku timi codka shacabka waanu difaacaynaa, waa u dagaalamaynaa, waana u dhimanaynaa”
Oodweynenews
Hargeysa/Office

You must be logged in to post a comment Login