Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Magacyada & dalalka ay ka yimaadeen xubnaha Shabaab ee weeraray Nairobi

Xarakada Al-Shabaab ee dalka Somalia, ayaa soo bandhigay magacyada ragga ku jira xarunta West Gate ee Nairobi ee halkaas weerarka ku qabsaday iyo dalalkii ay kala yimaadeen, ayada oo dadkaas badankood ay yihiin Soomaali qurbaha ka timid.

Waxa dadka magacyadooda lasoo bandhigay ay kala yihiin:-

Sayid N. ka yimid Kismayu, Somalia.

Zaki Jama C., ka yimid Hargeisa, Somalia

Said D. ka yimid Damascus, Syria

Mohamed B., ka yimid Aleppo, Syria

Qasim Said M, ka yimid Garissa, Kenya

Ismail G., ka yimid Helsinki, Finland

Ahmed Nasir S. ka yimid London, UK

Mustafa N., ka yimid Kansas City, US

Abdishakur Sheikh H. ka yimid Maine, US

Abdifatah Osman K., ka yimid Minneapolis, US

Ahmad Mohamed I. ka yimid Saint Paul, US

Abdikarem Ali M. ka yimid Illinois, US

Shafie D., ka yimid Tucson, US

Eliko M., ka yimid Dagestan, Russia

Mohammed A.,ka yimid Svalov, Sweden

You must be logged in to post a comment Login