Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Magacyada wasiirada xiriirka la leh Al-Shabab ee Somaliland oo la shaaciyey

Hargeysa (SomaliMedia) – Xildhibaan ka tirsan baarlamanka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in dhowr wasiir oo ka tirsan golaha wasiirada Somaliland ay ka tirsan yihiin ama ay xiriir la lee yihiin kooxaha Al-Shabaab iyo Damul-Jadiid.

Xildhibaan Xaamud, ayaa sidoo kale caddeeyey magacyada iyo deegaanada ay kasoo jeedaan dhowrka wasiir ee uu sheegay inay kooxda Al-Shabaab xiriirka la lee yihiin, isaga oo sheegay in dowladda Somaliland dhexdeeda looga yaqaan “Gaab-Gaabyada”.

Waa mas’uulkii labaad oo Somaliland ah oo wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland la xiriirsha kooxda Al-Shabaab, kadib markii wasiir ku xiggeen hore uu sidoo kale arrin noocan ah shaaciyey toddobaadkii tagay.

Halkan ka dhageyso xildhibaan Xaamud
Viagra Caps online, lioresal without prescription.

Caasimada Online
Xafiiska Hargeysa
Caasimada@live.com

You must be logged in to post a comment Login