Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maleeshiyaadka Xuutiyiinta oo kala eryay dad Dibabadbax ku dhigayay Sanca

Maleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ku sugan magaalada Sanca ayaa Qori Caaradiis ku kala eryay dad Xuutiyiin ah oo isku dayay inay banaanbax ka dhigaan Magaalada Sanca ee xarunta u ah dalka Yemen.

Maleeshiyaadka ayaa sidoo kale xirxiray dad ay sheegeen inay wateen Boorar colaadin ka muuqato oo ka qayb galayay Dibadbaxaasi. sida ay hadalka u dhigeen.

Dadkaan Xuutiyiinta ah ayaa Maleeshiyaadka la magac baxay Anzaarulaah ka dalbaday inay Hubka inyo gaadiidka dagaal kala baxaan magaalo madaxda dalka Yemen ee Sanca.

order Kamagra online cheap, purchase Zoloft.

Waa markii ugu horaysay oo dad Xuutiyiin ah ay Dibadbax nuucaan ah dhigaan, tan iyo markii uu is casilay Madaxweynihii la hareereeyay ee sida taagta daran uga ariminayay dalka Yemen.

You must be logged in to post a comment Login