Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mareekanka oo Shaaciyay in Sii wadi Doono Duqeymaha Kula Kacaayo Gudaha Soomaaliya Gaar ahaan Degaanada

sii hayaha xog hayaha difaaca Mareykanka Leon Panetta ayaa sheegay in Mareykanka uu sii wadayo weerarada diyaaradaha aan duuliyaha leheyn ay ka geysanayaan dalal Soomaaliya ay kamid tahay

“Howlgalada diyaaraheena Dronka ay fuliyeen wadamada Soomaaliya iyo Yemen ayaa lagu dilay hogaamiyayaal ka tirsanaa Al-qaacida iyo Al-Shabaab wexeyna ka hortageen weeraro badan oo kooxahaasi ay qorsheynayeen inay sameeyaan “ sidaas ayuyu yiri Panetta

Sidookale sii hayaha xog hayaha Pantekonka Mareykanka waxa uu shaaciyay inuu muhiimad gaarah u leeyahay xarakada Al-Shabaab islamarkaana ay ka go’an tahay in la sameeyo qaab kasta oo looga adkaanayo Al-Qaacida

Duqeymaha diyaaradaha Mareykanka aan duuliyaha leheyn ay ka geystaan dalal ay Soomaaliya ku jnirto oo ay ku beegsanayaan saraakiisha Al-Shabaab ayaa inta badan Hay’adaha u dooda xuquuqda Aadanaha ay sheegeen in waxyeelo kasoo gaarto dad rayid ah iyadoon dhawaan QM ay sheegtya in dib loo eegayo howlgalada Dronka

You must be logged in to post a comment Login