Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mareykanka oo Labo Arin oo Muhiim ah U Qabanaya Somaliya

buy Apcalis SX Oral Jelly, dapoxetine reviews. Wendy Sherman oo ah kuxigeenka dhanka siyasada wasaarada arimaha dibada mareykanka oo kahadleesay sida uu noqondoono xiriirka udhaxeeya Somalia iyo mareykanka ayaa sheegtay in mareykanku uu Somalia kataageeri doono dhanka caafimaadka iyo Waxbarashada.

Wendy Sherman ayaa tilmaantay iyo Somalia iyo mareykanka ay leeyihiin xiriir soojireen ah taasina ay keentay in madaxweynaha mareykanka barack obama uu kudhawaaqo in safiir uu usoo magacaabo Somalia kadib 20-sano.

Mareykanka ayaa safaaradiisa Somalia karartay sanadkii 1991 markii Somalia dagaalkuu uu kabilowday ,waxayna ms Sherman sheegtay in sida ugu dhaqsiyaha badan mareykanka uu safiir ugu soo magacaabi doono Somalia kadib marka uu dalka dib ugu soo laabto madaxweyne Obama oo socdaal kumaraya bariga qaarada Europe.

Mareykanka ayaa Somalia aqoonsi buuxa siiyay bishii January sanadkii horre kadib mudo 22-sano ah oo ay Somalia kusoo jirtay dagaal sokeeye .

You must be logged in to post a comment Login