Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mareykanka & Somalida Minnesota oo Kulmaya

Sirdoonka Dalka Mareykanka ayaa Soomaalida Wadankiisa ku nool Gaar ahaan kuwa ku nool Magaalada Minnesota kala hadli Doona Wacyigalin loo sameenayo Dhalinyarada Soomaalida ee ku biray Al-qaa’ida iyo Al-shabaab.

Afhayeen u hadlay Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in Hogaamiyaasha Soomaalida ee Dalkaasi Mareykanka ku nool ay kala hadli doonaan sidii loo yareen lahaa Dhalinta Soomaalida ee ka qeyb galaya Dagaalada Al-qaaida iyo Al-shabaab.

buy Female Viagra online, order Zoloft. Waxaa uu Afhayeenka Sheegay in Soomaalida ugu badan ee Dagaalada Al-qaa’ida ku biira ay ka tagaan Magaalada Minisoota Ee Dalka Mareykanka.

Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk
Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login