Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Masoomayaal Goor dhow Qarax Xoogan Lagula Eegtay Maqaayad

Kamagra no rx, clomid online. Qarixii_BeledweyneWararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Qarax Miino uu dhacay Degmada Baled-xaawo ee Gobolka Gedo.
Qaraxa ayaa ka dhacay Maqaaxi ku Taala Degmada Baled-xaawo oo ay Xiligaa ku sugnayeen Dad Masoomayal ah.
Inta la og yahay Qaraxa ayaa waxaa ku Geeriyooday 5 Ruux oo ay ku jiraan Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Maqaaxida ku sugan iyo Dad Shacab ah.
Cabdi Buule Cabdille oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa KWarbaahinta u sheegay in Qaraxa uu ahaa Miino Maqaaxida lagu xiray,halkaa oo ay Dad Masoomayaal ah Cuno ka Cunayeen.
Dhaawaca ayuu sheegay in uu gaarayo Taban Ruux oo Shacab iyo Ciidamada Dowladda Federaalka iskugu jira.

You must be logged in to post a comment Login