Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Masuul DF katirsan oo goordhow Xilka laga qaaday {Magaciisa}

buy Eriacta, generic zithromax. purchase doxycycline, purchase zithromax.

Sida ay sheegayaan war na soo gaaray,Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Ariimaha gudaha xukuumada Soomaaliya ayaa xilkii looga qaaday Gudoomiye katirsan Kuwa Degmootinka Xamar.

Gudoomiyaha Xilka Laga qaaday ayaa waxaa uu gudoomiye ka ahaa degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir kaas oo lagu magacaabo C/ladiif xasan Badawi.

Qaar kamid ah masuuliyiinta maamulka degmada Kaxda oo sihoose noola hadlay  ayaa xaqiijiyay xil ka qaadista lagu sameeyay gudoomiyaha degmada Kaxda .

Dhanka kale warar kale ayaa sheegaya in ay jiraan gudoomiyaal kale oo xilkii laga qaday in kastoo aan weli magacyaooda la shaacin.

You must be logged in to post a comment Login